Latest episode

7. Sirta Guusha: Saxaafadda, Hal-abuurka & Nolosha Dijitalka
01:29:34||Ep. 7
More episodes
View all episodes





3. Sidee Dadka Wanaagsan Ugu Bedelmaan Dugaag
26:34||Ep. 3Daraasad qoto dheer oo muujinaysa sababaha qofka wanaagsan uu ugu rogmado mid xun. Podcast-gan waxa uu iftiimiyaa:Sababaha keena isbedelka dabeecaddaSaameynta bay'adda iyo bulshadaTusaalooyin dhab ah oo ka yimid taariikhdaTalooyin muhiim ah oo ku saabsan iska ilaalinta xaaladahanKu soo dhowoow safar cilmiyeed oo xiiso leh
2. Horumarka Ganacsiga Talooyin iyo Xeelado
01:03:07||Ep. 2Ku soo dhawoow Koboc Podcast, waxaan lafaguri doonna arimaha hoose iyo arimo kale oo badan: Sida loo dhiso ganacsi xooggan Xeeladaha maalgashiga Sida loo maamulo shaqaale Siraha guusha ee suuqa Soomaalida Casharrada uu ka bartay guul-darrooyinkiisa