Share

Mo Biin podcast
Horumarka Ganacsiga Talooyin iyo Xeelado
Ep. 2
•
Ku soo dhawoow Koboc Podcast, waxaan lafaguri doonna arimaha hoose iyo arimo kale oo badan:
- Sida loo dhiso ganacsi xooggan
- Xeeladaha maalgashiga
- Sida loo maamulo shaqaale
- Siraha guusha ee suuqa Soomaalida
- Casharrada uu ka bartay guul-darrooyinkiisa
More episodes
View all episodes

7. Sirta Guusha: Saxaafadda, Hal-abuurka & Nolosha Dijitalka
01:29:34||Ep. 7




3. Sidee Dadka Wanaagsan Ugu Bedelmaan Dugaag
26:34||Ep. 3Daraasad qoto dheer oo muujinaysa sababaha qofka wanaagsan uu ugu rogmado mid xun. Podcast-gan waxa uu iftiimiyaa:Sababaha keena isbedelka dabeecaddaSaameynta bay'adda iyo bulshadaTusaalooyin dhab ah oo ka yimid taariikhdaTalooyin muhiim ah oo ku saabsan iska ilaalinta xaaladahanKu soo dhowoow safar cilmiyeed oo xiiso leh