Share

cover art for Mudaharaadyo kala duwan oo ka socda Jaamacadaha Mareykanka

Dharaar

Mudaharaadyo kala duwan oo ka socda Jaamacadaha Mareykanka

Ep. 50

Mudaharaadyo kala duwan isku soo baxyo ka socda gudaha jaamacadaha Mareykanka. Mudaharaadyada oo lagu dalbanayo in la joojiyo dagaalka Qasa lagu hayo tan iyo bilawgii Oktoobar ee sanadkii hore.


Tixraac

https://www.aljazeera.com/news/2024/4/26/with-eyes-on-us-college-campuses-students-stress-gaza-is-why-were-here

More episodes

View all episodes

  • 49. Indiya iyo la dagaalanka Budhcad badeedka

    05:26||Ep. 49
    Budhcad badeedka oo hoos u dhacey sanadadii ugu danbeeyey ayaa imika dib u soo cusboonaadey. Tan iyo 2018kii markii ugu horeysay budhcad badeed reer Soomaaliya ah ayaa ku guuleystey in qabsadaan markab. hawlagalo ayey ka galeen ciidamada Indiya, sidoo kale Indiya ayaa kordhisey hawlgalada dhinaca badda.Xigashohttps://www.aljazeera.com/news/2024/3/23/captured-somali-pirates-arrive-in-india-to-face-trial-over-ship-hijackinghttps://www.aljazeera.com/news/2024/3/12/twenty-armed-men-take-control-of-cargo-ship-off-somalia-say-watchdogs
  • 48. Doorashada Iiraan

    04:50||Ep. 48
    Doorashooyinkii Iraan ayaa imanaya wakhti dalku ku jiro xaalad dhaqaale oo adag. Halka dhinaca kale, dalka Iran isbadalo ayaa la qiyaasey iney dalka ka dhacdo sanadkii 2022kii iyo 2023kii, oo ay dalka ka jiraan kacdoomo la rabo dalka in wax badan kaga badalaan.
  • 47. Ruushka oo qorsheynaya in hawada sare dhigo Nukliyeer

    06:38||Ep. 47
    Dawlada Mareykanka ayaa heshay xogo tilmaamaya in Ruushku hawada sare dhigayo Nukliyeer waxaaney la wadaagtey xulafadeeda.
  • 46. Dilka Cabdinaasir Muse Dahable

    04:14||Ep. 46
    Cabdinaasir Muse Dahable, dilkiisa ayaa shaki badan galiyey, oo looga tagey qolkiisa isagoo meyd ah. Saaxibada Cabdinaasir ayaa ka warwarey marka ay ka war heli waayeen, arintaasuna waxey keentey ugu danbeyntii isagoo meyd ah loogu tagey qolkiisa, xidhigna lagu ciijiyey.Tixraac https://www.somalilandchronicle.com/2024/02/19/aviation-official-found-dead-in-mogadishu-greenzone-amidst-somalia-somaliland-tensions-foul-play-suspected/
  • 46. Heshiiska Somaliland iyo Itoobiya

    16:25||Ep. 46
    01/01/2024 Somaliland iyo Itoobiya waxa ay gaadheen heshiis. Heshiiskaas oo qeybo badan qaabeynaya siyaasada gobolka iyo siyaasada labada dalba ; Qeybtan waxaan ka hadleyna Somaliland iyo Itoobiya heshiiskooda iyo taariikhda labada dal.
  • 45. Hogaamiyaasha Ruushka iyo Shiinaha oo ka wada hadley iskaashiga dalalkooda

    04:41||Ep. 45
    Iskaashiga labada dal ee Ruushka iyo Jayne ayaa sii kordhaya. Laga soo bilaabo 2022kii labada dal ayaa is-waydaarsada iskaashiyo ganacsi, tamar iyo amni. Tixraachttps://www.aljazeera.com/news/2024/2/8/russias-putin-and-chinas-xi-denounce-us-interferencehttps://www.youtube.com/watch?v=hGHq-CeNXFg
  • 44. Dalka Miksiko oo noqday dalka ugu badan ee Mareykanku wax ka iibsadey2023

    09:21||Ep. 44
    Miksiko oo noqotay dalka ugu badan ee Mareykanku wax ka iibsadey 2023. Laga bilaabo bar bilawgii safmareenkii Kofid-19( Covid-19 ) duwalku waxa ay qorsheenayeen qaabka loo diyaarin lahaa suuqyo kale oo aan aheyn ka jaynaha. Suuqyada soo baxey waxa ka mid ah suuqa Miksiko.
  • 43. kor u kaca wax soo saarka Indiya

    08:26||Ep. 43
    Wax soo saarka Indhiya oo kor u kacaya dhinacyada elaktariga ah. Gobolka Tamil Nadu ayaa saameyn weyn ku leh dhaqaalaha dalkaas. dhinaca kale, waxa uu soo jiidanaya indhaha maalgashatada caalamiga ah.