{"version":"1.0","type":"rich","provider_name":"Acast","provider_url":"https://acast.com","height":250,"width":700,"html":"<iframe src=\"https://embed.acast.com/$/65895dd8e9ff070016e725b4/68aca6b4352b565debb7bcbc?\" frameBorder=\"0\" width=\"700\" height=\"250\">","title":"Fahamka Hanti-goosadka: Noocyada iyo Dhaliilaha Hanti-goosadka","thumbnail_width":200,"thumbnail_height":200,"thumbnail_url":"https://open-images.acast.com/shows/65895dd8e9ff070016e725b4/1756140083304-d17ad5c0-8505-4ec0-8ecd-b160fd9ad3bf.jpeg?height=200","description":"
Fahamka Hanti-goosadka: Dhaqaalaha, Noocyada iyo Dhaliilaha
Qeybtan, Abdirnasir Ahmed wuxuu si qoto dheer uga hadlay dhaqaalaha guud. Wuxuu sharaxay asal ahaan nidaamka hanti-goosadka, sida uu u shaqeeyo iyo waxa lagu dhaliilo, gaar ahaan arrimaha ay ku dhaliileen hanti-wadaagu. Intaas kadib, wuxuu dul istaagay noocyada kala duwan ee hanti-goosadka ee dunida laga adeegsado, sida ay ula jaanqaadayeen hadba isbadalada dunida ka dhaca. Ugu dambeyn, Abdirnasir wuxuu si dul-istaagey dhaqaalaha Somaliland, iyo nidaamyada casriga ah ee dunida, sida Baanka Aduunka. 
","author_name":"Ismaaciil Cali Asad"}