{"version":"1.0","type":"rich","provider_name":"Acast","provider_url":"https://acast.com","height":250,"width":700,"html":"<iframe src=\"https://embed.acast.com/$/65895dd8e9ff070016e725b4/65958dca798ee80017c98033?\" frameBorder=\"0\" width=\"700\" height=\"250\"></iframe>","title":"Shuuciyada iyo taariikhda dhaqaalaha casriga ah","thumbnail_width":200,"thumbnail_height":200,"thumbnail_url":"https://open-images.acast.com/shows/65895dd8e9ff070016e725b4/1704299731842-a35f48be4afbf77c97fb5fa425fd8c2a.jpeg?height=200","description":"<p>Dhaqaaluhu waa mid taariikh dheer leh, balse fahanka dhaqaalaha iyo aragtiyaha dhaqaaluhu waa mid inoo fududeyneysa fahanka bulshooyinka. Qeybtan Cabdinaasir oo falanqeeye dhaqaale ah ayaan ka wareysaney dhaqaalaha, diiradana ku saarney wareysigan Hanti-Wadaag, bar bilawga taariikheed, tiirarka Hanti-wadaag. Dhinaca kale waxaan ka hadalney dhaliilaha Hanti-wadaaga. </p>","author_name":"Ismaaciil Cali Asad"}